
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo Dib Loo Dhigay ilaa May 5
MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ), oo markii hore lagu waday inuu ka furmo magaalada Muqdisho Khamiista, ayaa dib loo dhigay ilaa Isniinta, May 5, kaddib wadatashi dhexmary madaxda qaranka. War-saxaafadeed ka soo baxay …